Xafiiska Maamulka iyo Shaqaalaha ee MyBank waxa uu xayeysiinayaa shaqooyinkan

  • Credit Manager, waxaalga doonayaa in uu leeyahay 5 sano oo waaya raragnimo ah oo dhinaga maal galinta ah iyo inu haysto shaadad Banikga and fincance aman business management aqoon fiicana u leeyahay howlaha maalgalinta kana soo shaqeeyey.
  • Credit officer, waxaa laga doonayaa in uu leeyahay 3 sano oo waaya aragnimo shaqo ah gaar ahaan dhinaca maal galinta haystana shahaadada banking and finance, Busines management ama business admintration.

Fiiro Gaar ah: Xayeysiintan waxay soconaysaa 5 maalmood oo maalmaha shaqada ah.